Go’aanno dhowr ah oo kasoo baxay shir amniga Amniga Somaliland looga hadlayay

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa shir gudoomiyey shirka Amniga Somaliland ka qabsoomay taliska ciidanka, kulankan waxaa ka soo qayb galay Wasiirka Gaashaandhiga iyo taliyayaasha guud ee ciidamada kala duwan. Kulankan waxaa ka soo baxay Qodobadan: 1- in la adkeeyo amniga Caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland iyo guud ahaanba amniga Guud ee Dalka. 2- … Continue reading Go’aanno dhowr ah oo kasoo baxay shir amniga Amniga Somaliland looga hadlayay